SUPPORT WEBSITE

Monday, November 14, 2016

QISO: ALLAH KA CABSI: IS XISAABI INTA ALLAH SWT KU XISAABIN.

Nin dhalinyaro ah ayaa waxa uu yimi aaska saaxiibkii, kadibna isagii oo kor taagan qabrigii saaxiibkii ayaa waxaa su'aal waydiiyay nin shiikh ahaa oo ay isgaranayeen su'aashuna waxa ay ahayd

- Hadii saaxiibkaa uu Alle ( swt) dib u soo nooleeyo maxay kula tahay in uu samayn lahaa ?

Kadibna ninkii dhalainyarada ahaa waxa uu ugu jawaabay :

'' Waxa ay ila' tahay waxa uu isku dayi lahaa inuu soo qaleeyo salaadihii uu katagi jiray, Waxa uu isku dayi lahaa in uu dib u barto quraanki labaray ee uu dayacay, Waxa uu isku dayi lahaa inuu soo qaleey wixii soon ahaa ee lagu lahaa oo cudurdaar la'aanta uga tagay, Waxa uu isku dayi lahaa inuu hagaajiyo xidhiidhka ka dhaxeeya isaga iyo rabbigii ''

Intaa kadib Ninkii shiikha ahaa waxa uu ku yidhi wiilki dhalinyarada ahaa :

'' Waxa ay ila tahay wanaaga aad soo sheegtay dhammaan adiga ayaa fursad u haysta in aad samayso waayo saaxiibkaa marnaba ma soo laabanayo si' uu u hagaajiyo wixii uu ka tagay balse maanta adigaa haysta jaanis aad ku samaysan karto gunaanadka wanaagsan ee hadaba isku day in aad adigu hagaajisato xidhiidhka adiga iyo rabbigaa idin ka dhaxeeya ee ah in aad samayso wixii uu ku faray ''

Hadii ay maanta noqoto maalinta ugu dambaysay ee aad katagi lahayd gurigaaga kumeel gaadhka ah ( Adduunyo ) oo aad u guuri lahayd gurigaaga dhabta ah ( Qabri) Maxaad u sii diyaarsatay ???
Waxaan isleeyahay waa su'aal wax ka baddeli karta qofka iyo sida uu noolasha u arko !!

Ugu dambayntii waxaan Allah (سُبْحَانَهُ وَ تَعَالَى ) kamagan galaynaa in aysan geeridu noogu iman si' lama filaan ah iyadoo aysan hagaagsanayn xidhiidhka annaga iyo Allah (s.w.t) inaga dhaxeeya Aamin Ya Allah

No comments:

Post a Comment

QISOOYINKAN KALENA AQRISO:
  • Qiso dhab ah: Waxey dhimatay ayadoo dhoola cadeyneysa.
    31.10.2015 - 0 Comments
    waa qiso ku socoto gabdhaha dhamaantood. waa qiso dhab ah mudana ina ku cibro qadano wa gabar adoo kale ah…
  • QISO AAD U CAJIIB AH HA KA CAAJISIN FADLAN AQRINTEEDA AWEY DHALINYARADII !!
    03.10.2013 - 0 Comments
    QISO AAD U CAJIIB AH HA KA CAAJISIN FADLAN AQRINTEEDAAWEY DHALINYARADII !!Qasidan waxaa ka sheekeenaaya…
  • Qiso Cajiib ah: qofka ILAAHAY swt ka baqa ILAAHAY wuxu uyeela wax kasta xal iyo dhinac uu uga baxo, waxanu ka arsaaqaa meel aanu ka filanayn
    01.05.2014 - 0 Comments
    Qiso Cajiib ah Wiil dhalinyaro ah ayaa wuxu dhigan jiray Jaamacada azhar waqti hore, waxuuna wax ka dhigan…
  • QISO YAR OO CAJIIB AH.(Janada Ayuu Galay Asagoon Hal Mar Sujuudin).
    25.07.2014 - 0 Comments
    QISO YAR OO CAJIIB AH. (Janada Ayuu Galay Asagoon Hal Mar Sujuudin). Waxaa Jiray Nin la Oran Jiray Camar…
  • Qiso cajiib ah: SIRTA SALAADA  kujirto. In la aqriyo ayey mudantahay!!!!
    21.08.2013 - 0 Comments
    SIRTA SALAADA Imaam qazaani ayaa waxaa wax  laga weydiiyay sirta salaada kujirto.  markaas buu si…
  • SH MOHAMED IDIRIS OO SHEEGAY MAALINTA CIIDA TAHAY(Video)
    04.07.2016 - 0 Comments
                                 …
  • Qiso Qalbiga taabaneyso: Maxaan Ilmo u dhali la,nahay?
    29.03.2015 - 0 Comments
    Mudo lix sano ah ayaa ka soo wareegatay markey is guursadeen Axmed iyo Maryam, wax caruur ah iskuma aysan…
  • Qiso cajiib ah: WELIGAA QOF MUSLIMA HA XAQIRIN! QISA WIIL DHALIN YARAA OO YAAB LEH (RAABICA CADAWIYA)..
    20.08.2013 - 0 Comments
    WELIGAA QOF MUSLIMA HA XAQIRIN!QISA WIIL DHALIN YARAA OO YAAB LEH (RAABICA CADAWIYA)....Sheekada waxaa…
  • Qiso naxdin leh : Haweeney meydkeeda la aasi waayey iyo mucjiso lagu arkay wejigeeda.
    04.05.2014 - 0 Comments
    Qiso naxdin leh : Haweeney meydkeeda la aasi waayey iyo mucjiso lagu arkay wejigeeda Waxaa loo Aasi Waayay…
  • QISO YAR OO CAJIIB AH.
    11.11.2015 - 0 Comments
    QISO YAR OO CAJIIB AH.Nin ka mid ahaa Saalixiinta oo la Oran jiray C/laahi IbnuMubaarak ayaa Sannad wuu…
  • Qiso cajiib ah: Ma Hooyadey amase Cunugeyga oo beerkeyga ah baan bad-baadiyaa?
    18.01.2016 - 0 Comments
    Asc dhamaan Akhyaarta sharafta leh, qisaddan waaa qiso dhab ah waxa ay ka dhacdey wadanka Masar gaar ahaan…
  • QISO DIINI AH~OO CAJIIB AH.
    24.01.2015 - 0 Comments
    QISO DIINI AH~Akhri oo ku cibro qaado walaalkeyga / walaasheyda muslimka ahow.Qisadaan waa qiso diini ah oo…
  • QISADII TEDY, QISO KAA OOHIN DOONTA: TEDY DHARKIISA HAD IYO JEER WEY WASAQEYSANYIHIIN.
    11.11.2016 - 0 Comments
    Wiilkan oo Lagu Magacabo Teddy, dharkiisu had iyo jeer way wasakhaysan yihiin, uskag ayaa ka muuqda,…
  • QISO CAJIIB AH OO IIMAANKA KUU SIYAADINAYSO INSHA ALLAH.
    02.12.2015 - 0 Comments
    booqo http://www.daarusalaam.com/ kaaqriso qisooyin diini ah. Dadka alle waxaa kamid ah kuwa heerkaan…
  • QISO DIINI AH OO MUDAN IN LAGU CIBRO QAATO:Labo dhalinyaro ah oo reer Madina ah ayaa waxey
    05.08.2013 - 0 Comments
    Qiso diini ah oo mudan in lagu cibro qaato: Labo dhalinyaro ah oo reer Madina ah ayaa waxey u dalxiis…

SUBSCRIBE YOUTUBE CHANNELKEYGA