SUPPORT WEBSITE

Friday, February 5, 2016

Sheeko Qosol badan: naa ina ruqruqato kasoo ridato hadaan ku dhaafo ninba ma ihi kkkkkk

Nin iyo naag ayaa waxey ku wada Noolaayeen baadiyaha Markaasaa waxaa Dhacday abaar aad iyo aad u xun Reerkii Gaajo ayaa si Xun u qabatay Reerka Dariskooda ahna waa ey Barwaaqeysnaayeen o oodkac ayey jarteen indhahoodoo Shan ah 

Nin kii iyo naagtii waa ey Fikireen sida ey kusoo Qaadan Lahaayeen Hilibkaan Meesha Yaala ileen gaajo xuna waa Heysaaye, waxey soo Dajisteen fikrad taasoo ah, (Naa heedhe ul ayaan kula Dhacayaa markaan labo mar kugu Dhufto orodoo Reerka Dalaq u Dheh waa wareey waareey Dheh Markuu reerku soo baxo ee xageyga loo soo ordo si la iiga kaa qabto adigu oodkaca inoo soo Gur ...waagii Baa BAryay sidii ayaa La yeelay Hal ul Markuu wash ku siiyay ayey orod isa Jartay oo qolkii yaalay hilibku Daf Tiri Reerkina wuxu kuso orday ninki si Loo qab qabto Markey u Tagtay Hilibkii ayey aragtay asagoo Fadhiistay ama Xedhaystay wax ey sameyso ayey Garan weysay .

wey soo Baxdayoo waxey tiri { war ina xarkag xarkagu dhalay i dhaaf} ayadoo ka wada iney ceynayso, ninkii waa uu Fahmay iney ka wado wuu fadhiyaa hilibka ee Maxaan sameeyaa wuxuu yiri, { Naa ina Ruq Ruqato kasoo Ridato Hadaan ku Dhaafo Ninba Ma ihi } wey Fahantay Gurigii ayey ku Laabatay oo Hilibkii ayey Ruxday weyna soo ridatay sidaas ayeyna ku qaateen ayakoon la Fahmin kkkkkkk

1 comment:

QISOOYINKAN KALENA AQRISO:
  • Qiso yar oo cajiib badan.
    25.07.2014 - 0 Comments
    QISO YAR OO CAJIIB AH. Waxa la Wariyaye in Nabi Sulaymaan CS, Maalin isaga oo Fadhiya Badda Xeebteeda, ayuu…
  • QISO AAD IYO AAD U MACAAN OO QALBIGAGA DHAQAAJIN DOONTA.
    28.10.2016 - 0 Comments
    Waxay tidhi Waxaan ku bartay fur furnaan Hadal dabacsan iyo fud fudayd ila xiligii isbarashadeenii waxaan…
  • SHEIKH MOHAMED IDIRIS ILA TALI: XAASKEYGA MAJECLI, EE MA ISKA FURAA?Jawabta shikha waa kaa yaabin doonta.
    20.10.2016 - 0 Comments
    Asc sh mohamed idriis,Bacdal salaan shiikhow waxaan qabaaa xaas aan wali ii curan oo dhawaan aan gursaday…
  • QISO YAR OO CAJIIB AH. ILAAHAYOW KHAATUMADA NOO SUUBI. AAMIN.
    26.04.2014 - 0 Comments
    QISO YAR OO CAJIIB AH.Waxaa jiray Nin Salaadaha Masaajidka ku ilaalin jiray oo lagu yaqaanay Masjidka, Ninkii…
  • Sheeko xiiso badan oo dhexmartay nin Yahuudi ah iyo kaniisadaha yurub.
    04.02.2016 - 0 Comments
    Berigii hore Yurubka wadaaddadooda loo yaqaan Boob-ka ayaa dadka ka iibin jiray dhul ku yaal…
  • Qiso xanuun badan: Wiil hooyadiis ka doortay xaaskiisa
    08.12.2015 - 0 Comments
    Waxaa jiray Nin ay Hooyadii ay la daganeyd wax Caruur ahna asaga ayay ka dhashay, waxa uu lahaa xaas iyo…
  • QISO: ALLAH KA CABSI: IS XISAABI INTA ALLAH SWT KU XISAABIN.
    14.11.2016 - 0 Comments
    Nin dhalinyaro ah ayaa waxa uu yimi aaska saaxiibkii, kadibna isagii oo kor taagan qabrigii saaxiibkii ayaa…
  • Talooyin ama waanooyin ku socota Raga: Waxuu yidhi, habeen iyada oo xaaskayga......
    10.11.2016 - 0 Comments
    Wuxuu Yidhi habeen iyada oo xaaskaygu hurudo ayaan jaleecay xageeda waxaan ka fekeray qaabka nolosheeda…
  • Qiso: markey Dhibaato ku Heysato suuradahan Akhriso, Cidna Wax kaa Qaadimeyso oo Ilaah ayaa kaa Bad-baadinaayo.
    27.12.2015 - 0 Comments
    QISO YAR OO CAJIIB AH.Gabar yar oo Dhalinyar ah ayaa ka soo Rawaxday Dugsi ay Dhigan jirtay, ka dib ayaa…
  • Qiso cajiib ah: ILAAHEY AYAAN KA XISHOODAY.
    01.02.2014 - 0 Comments
    QISO CAJIIB AH. (Ilaaheey ayaan ka Xishooday). Qisadaan wuxuu Imaamkii weynaa ee Imaam Dahabi uga Sheekeeyey…
  • QISO CAJIIB AH: GABADHII YAREED IYO AABAHEED.
    27.07.2013 - 0 Comments
    Qiso Cajiib Ah. Maalin Maalmaha ka mid ah ayaa gabar 11 jir ah Aabaheed weydiisey.  Aabo Markaan 15…
  • Qiso Jacayl oo diini ah taas oo qofkastoo aqristo ka ilmeysiineyso.Wuxuu ahaa qof iimaan leh, diin leh sida......
    24.12.2015 - 0 Comments
    Wuxuu ahaa qof iimaan leh, diin leh sida caadada ahna dhaqanka uu yaheyna gabdhaha markii laga helo meelo…
  • QISO AAD U CAJIIB AH HA KA CAAJISIN FADLAN AQRINTEEDA AWEY DHALINYARADII !!
    03.10.2013 - 0 Comments
    QISO AAD U CAJIIB AH HA KA CAAJISIN FADLAN AQRINTEEDAAWEY DHALINYARADII !!Qasidan waxaa ka sheekeenaaya…
  • Qiso Cajiib badan: nin damacu la galay xoolo nin kale leeyahay.
    15.02.2016 - 0 Comments
    Qisadan kooban waxaynu ku eegi doonaa nin damacu la galay xoolo nin kale leeyahay oo isu waalay dharkana u…
  • Qiso Cajiib ah:subxanalah wuxu dhintay isaga oo sooman wuxu dhintay maalin jimce ah oo nabigu scw sheegay inaanu qofkaas cadaabo qabri lahayn
    04.05.2014 - 0 Comments
    Qiso Cajiib ahwiilkan dhalinyarada ah wuxu dhahay waxan ahayn arday tiro fara badan ah oo dhigata jaamacad ku…

SUBSCRIBE YOUTUBE CHANNELKEYGA