booqo http://www.daarusalaam.com/ ka aqriso qisooyin diini ah. |
Qisadaan ayaa ku dhacday dadki hore iyo salafki
Waa gabar sanad iyo bar diinta Alle swt ujijilib laabtay barashadeeda Waa gabar dagan canada,Hadana wa macalimad u dhigta Duruusta Gabdhaha.
Hadaba qisada aan iskaga kin dhexbaxo.
Asc wr wbr walaalka muslinka ahaw iyo walaasheyda muslimada ahay ma tahay mid yaqiinsan in Allah swt kuugu filanyahay?
oo usheegto arimahaaga wax kasta oo kula so gud boonaado ma ucarataa Allah?

qisadaaan ila aqriya.
gabar aan dhalay ayaa waxay iishegatay in lacag jamacada ay isaga bixin lahayd ubaahantahay oo ah 2200 dolar, waxan ku iri waad heleysaa in sha Allah.
waxayna aheyd markey iishegaysay November waqtigii fasaxa gaalada.
December ayey shaqeyasy lacag dhan 500 dollar
waxay tiri hooyo xagee lacagta kaneeynaa waxan ku iraahaa hooyo Alle swt baan leenahay ee haka wal walin.

maalmo markey joogtaba waxay itirahdaa hooyo xagee ka keeneynaa lacagti??? ana wax kale mairaahdo waxaan ku celceliyaa hooyo Alle swt ayaan leenahay gabadheydiiyey.
maalin dhaweyd ayaa waxey igu tiri hooyo sckool ki wa bilaabanaya adigana malin walba waxaad leedahay Allah ayaa keenayo? Alle ma samada ayuu kaaga soo tuuraayaaa hooyo?

ana waxaan ku iri haa hooyo Allah ayaa samada iiga so tuuri, waxaana u aqriyey aayadan.
وَمَن يَتَّقِ اللَّـهَ يَجْعَل لَّهُ مَخْرَجًا ﴿٢﴾ وَيَرْزُقْهُ مِنْ حَيْثُ لَا يَحْتَسِبُ ۚ وَمَن يَتَوَكَّلْ عَلَى اللَّـهِ فَهُوَ حَسْبُهُ ۚ oo micnaheedu tahay, "Qofki Allah swt ka baqa, waxuu u yeelaa makhraj, waxuna ka arzaaqaa meel uusan filaneyn, qofkii Allah swt talo saartana asagaa ku filan."
Maalin anigoo nadiifnayo guriga albaabkiisa meesha kabaha laiskaga bixiyo, ayaan arkay waraaq, waxaan is iri, waa warqad wax lagu xayaasiyo.markaan so qaday waxa ka hooseeysay warqad kale oo macagaceyga ku qoran yahay waxan moodaayey Bill aniga laiga rabay, masii fiirinin, meel baan iska dhigay, shaqdeydii iska siiwatay saacado kadib ayaan furay, waba jeeg 1886 dollar ah.

Allah swt ayaan ku mahdiyey, gabadhaydi ubaahneyd markaaan tusay wey ooyday waxeynatiri hooyo waxaad leedahay
iiman weyn Allah swt waxaan ka baryaayaa anigana Allah swt ha isiiyo iimaankaas oo kale. gabadheydii kalana wax ku cel celineysy cajjib wa mucsiso
walalayaal Allah hadii isku xirno wanagu filan yahay إِنَّ اللَّـهَ يَرْزُقُ مَن يَشَاءُ بِغَيْرِ حِسَابٍ
No comments:
Post a Comment