SUPPORT WEBSITE

Wednesday, December 2, 2015

15 CIQAABOOD OO SUGAYO QOFKA SALAADA KA TAGO.

cimrigiisa ma barakeysna,nolashiisa waa mid nasiib xun, ducadiisa aqbal ma aha, oo carshiga Alle swt ma gaarto,wajigiisa waa laga tirtiraa astaanta dadka
www.daarusalaam.com
ka aqriso qisooyin iyo sheekooyin diini ah.
Nabi MUXAMED (SCW) waxa uu yiri:
Qofka ka tagaa salaada wuxuu leeyahay 15 ciqaabood,waxeyna kala yihiin sida hoos ku xusan.
|
-Lix ciqaabood nolosha ayuu ku muteystaa
-Sadex marka uu dhinto.
-Sadex marka qabriga lagaliyo.
-Sadexna maalinta qiyaamaha.
((Lixda nolosha))
''
1.Cimrigiisa ma barakeysmo noloshiisa waa mid
nasiib xun.
2. Ducadiisa aqbal ma,aha oo carshiga alle ma
gaarta.
3.Wajigiisa waa laga tirtiraa astaanta dadka
fiican,murug iyo shido ayuuna daris
la,yahay inta uu noolyahay.
4.Waxaa lagu ciqaabayaa waxkasta oo illaah abuurey.
5. Ajar fiican uu sameeyo ma lahan.
6. Ma lagu daro ducada dadka fiican.
''
((( Sadexda ciqaabood marka uu dhinto)))
''
1.Wuxuu dhintaa asaga oo ceeboobay kana
shalaaynaya maalmahii xumaanta kaga
tagay aduunka.
2.Wuxuu dhintaa asaga oo baaheysan.
3. Wuxuu dhintaa isagoo oon hayo,haddii uu
biyaha badaha oo dhan cabo oon ka bi'i maayo.
''
(((Sadexda ciqaabood ee qabriga)))........
''

1.Allaah wuxuu isku ciriiriyaa feerihiisa illaa ay
midba mid ka kormarto.
2.Waxaa lagu shidayaa korkiisa dab aan wax
lagu mathaala laheyn.
3.Waxaa uu Allaah u soo diraa mas qaniinaya
oo la yiraahdo "geesi" kaas oo qaniina subaxii
ilaa duhurka katagida salaad subax owgeed,
duhurkii illaa
casar ka tagida salaada duhur owgeed sidaas oo
kale ayey salaad walba socon.markii uu halmar
qaniino wuxuu qofka dhulka hoos u galayaa 70
yards.(subxanallah)'
''
((( Sadexda maalinta qiyaamaha))
''
1.Allaah wuxuu usoo diraa qof raaca oo
cadaabta ugu jiida wajigiisa.
2.Allaah wuxuu ku firdhiyaa caro oo wajigiisa
hilibka ayaa ka dhaca carada rabigiisa
darteed.
3. Allaah wuxuu ku xukumaa xukun adag oo
waxaa lagu tuuraa cadaabta.
''
(((Kuwa aan salaada tukan))
''
--Subax: Nuurka wajigooda waa laga qaadaa.
--duhur: ajarka fiican ee lacagtooda waa laga
qaadaa.
--casar:xooga jirkooda waa laga qaadaa.
--maqrib:ciyaalkooda ma,aflaxaan.
--Cisha:nabada jiifkooda waa laga qaada.
''
''hadii ay kusoo gaarto warqadan ALLAH hakuu
naxariisto aduun iyo Aakhiraba,gaarsii dadka
aad taqaano ILLAAH ajir hakaa siiyee''')
salaadana aan ku dadaalno walal,walaalaha
mu'miniinta ahna ku boori. (INSHAALLAH)

HOOS GALI EMAILKAGA LA SOCO QISOOYINKA CUSUB AAN SOO GALIYO:

WALAAL SAXIBADAA LA WADAAG QISADAAN HAKA FAAIDEYSTAANE.

No comments:

Post a Comment

QISOOYINKAN KALENA AQRISO:

SUBSCRIBE YOUTUBE CHANNELKEYGA