SUPPORT WEBSITE

Sunday, August 18, 2013

Qiso: Waligaa Ra,yigaaga gaaban haku xukumin qofna, waayo ma ogid sida ay noolashooda tahay iyo waxa ay la tacaalayaan.

Doctor baa waxuu isbitaalka kusoo galay si dag dag ah, waayo waxaa loogu wacay in uu qalniin sameeyo, wuuna aqbalay codsigii. Si dhaqso ah ayuu dharki iskaga badalay, waxuuna dhaqso ku aaday qolka qalniinka. Albaabka hore ee qolka qalniinka waxuu kula kulmay wiilka qalniinka lagu sameyn doono aabahiis oo sugayey dhaqtarka wiilkisa qalniinka ku sameyn doono.
Odaygi wiilka dhalay markuu arkay dhaqtarkiba qeyli ayuu afka furtay, waxuuna lahaa, "Maxaa xiligaan usocotaa??, Soo ma ogid in wiilkeyga noolashiisa ay qatar ku jirto?.
Doctorki in uu dhoola cadeeyey ayuu ku yiri.

"Iga raali noqo, aniga isbitaalka ma joogin, sida ugu dhaqsiyaha badan ayaan ku imid markii la isoo wacay oo la ii sheegay in aan wiilyar qalniin ku sameyn doono. Waxaan rajeynayaa in aad is dajiso si aan shaqadeyda aan u sameeyo.
Odaygi aad buu usii xanaaqay, waxuu yiri. "Maxaa tiri, is daji aa? Kawaran hadii wiilka la qalaayo uu ahaan lahaa wiilkaga, miyaad is dajin lahayd??? Waxaa kaloo iga jawaabtaa, hadii wiilkaga hada dhinto maxaa sameyn lahayd???.
Doctorki hadana asagoo dhoola cadeynayo ayuu ku yiri, "Caro ayaa nalaga abuuray, carana waa nalagu duugayaa" Cizi iyo sharaf ILAAH ayey u sugnaatay. Dhaqar, noolasha ma sii dheereyn karo. Kac oo wiilkaga lahadal intaan qalniinka sameynin, insha Allah, inta awoodanada ayaan sameyneynaa.

Qalniinki saacado badan ayuu qaatay, daqtarkiina aad bey ugu farxeen natiijada qalniinka.
Banaanka ayuu usoo baxay daqtarki, odaygi ayuuna usheegay, warki farxada lahaa, oo ahayd in wiilkisa uu badbaaday, asagoon ka sugin jawaabta uu odayga bixin doono ayuu ku yiri, wixii suaal aad qabto, kalkaalisada usheeg, wuuna baxay asagoo aad u dag dagsan.
Odaygii ayuu kalkaalisada ku yiri, maxuu daqtarka sidaan iskula weynyahay??? Waxyar muu suga si aan si fiican uga wareysto xaalada wiilkeyga.


Kalkaalisadi ayadoo ilmo indhaheeda ka qubanayaan, ayey odaygi ku tiri "Shalay ayaa Daqtarka wiilkiisi shil baabur ku dhintay, duugti wiilkiisa ayuu ku mashquulsanaa markaan ugu soo waceynay, qalniinka wiilkaga, hada marka uu noolasha wiilkaga badbaadiyeyna, waxuu usii cararay, si uu u dhameystiro, duugitaanki wiilkisa.
Muhiimada qisada waxa waye:
Waligaa Ra,yigaaga gaaban haku xukumin qofna, waayo ma ogid sida ay noolashooda tahay iyo waxa ay la tacaalayaan.


HOOS GALI EMAILKAGA LA SOCO QISOOYINKA CUSUB AAN SOO GALIYO:


WALAAL SAXIBADAA LA WADAAG QISADAAN HAKA FAAIDEYSTAANE.

No comments:

Post a Comment

QISOOYINKAN KALENA AQRISO:
  • QISO CAJIIB AH OO IIMAANKA KUU SIYAADINAYSO INSHA ALLAH.
    02.12.2015 - 0 Comments
    booqo http://www.daarusalaam.com/ kaaqriso qisooyin diini ah. Dadka alle waxaa kamid ah kuwa heerkaan…
  • QISO CAJIIB AH: Wanaaga uu leeyahay, qof muslim ah oo aad u ceeb asturtid.
    29.01.2014 - 0 Comments
    Imaam Tujiyo Masaajid weyn oo ku yaalo dalka Suuriya ayaa wuxuu jameecadiisa u sheegay Shan sano ka hor Qiso…
  • SHEIKH MOHAMED IDIRIS ILA TALI: DOCTOR IYO GUURKA?
    04.01.2015 - 0 Comments
    Asc shiikh, waan kusalaamayaa sh.waxaan u baahanahay inaad ilatalisid ..shiikh waxaan ahay ardey waxbarta…
  • Qisadii Marwo Caaliya Maxamed, Gabadhii Maktabaddii Waddankeeda Badbaadisy!
    30.10.2016 - 0 Comments
    Marwo Caaliya Maxamed, waxa ay shaqaale ka ahayd maktabadda ugu weyn magaalada Basra ee dalka Ciraaq…
  • Qiso xanuun badan:
    05.11.2016 - 0 Comments
    Waxuu yiri waxaa maalin maalmaha ka mid ah anigoo maqaayad shah ka cabaya ayaa waxaa soo galay gabar aad u…
  • SH MOHAMED IDIRIS ILA TALI: NINKEYGA SALAAD MA TUKADO MANA RABO IN ISKA FURO WAYO WAA JECLAHAY.
    24.10.2016 - 0 Comments
    asc sheikh aduun iyo aakhiro Allah haku barakeeyo xasanaad aan lasoo kobikarin allah ku siiyo, waxaan ahay…
  • Qiso cajiib ah, oo faa,ido badan.
    29.01.2014 - 0 Comments
    Nin waxaa jirey fundi ahaa oo guryaha dhiso wuxuuna ushaqayn jirey mid kamida sharikadaha waawayn. Ninkii…
  • Qiso Cajiib Ah: Ogoow hadii aad gabdhaha kale xumeyso in adigana walaashaa la xumeynayo.
    18.07.2013 - 0 Comments
    Waxaaa jiray wiil yar oo caadil la yiraahdo wuxuu ku noolaa nolol aad uu qaraar oo xumaaan badan.qamrada…
  • Qiso: Alle Dartiis waxaad uga tagtid Rabi waxa uu kugu Badala Shay ka kheyr badan
    26.11.2015 - 0 Comments
    Qiso: Alle Dartiis waxaad uga tagtid Rabi waxa uu kugu Badala Shay ka kheyr badan. Alle Dartiis waxaad…
  • ARAGTIDA  LABADA  KINIINI (Theory of blue pill red pill)
    20.12.2020 - 0 Comments
    ARAGTIDA  LABADA  KINIINI(Theory of blue pill red pill)Erey-bixinta labada kiniini (Kiniinka…
  • MADAXWEYNE QOORQOOR, HALYEEY SHACABKA SOOMALIYEED AMAANEEN.
    30.12.2020 - 1 Comments
    Madaxweyne Qoor-Qoor caawa meel fagaare ah ayuu marqaati kafuray wuxuuna sheegay arinka Gobolka Gedo in laga…
  • QOLKA 114 BAR AMA BARO: NUMBARADA AAD SOO WICI LAHAYD SI AAD USOO GASHO.
    02.11.2016 - 1 Comments
    Asalaamu Caleykum wr wb, walaalayaal waxaan idinla wadaagayaa inshaAllah, numbarada cusub ee qolka 114 bar…
  • Sheeko xiiso badan oo dhexmartay nin Yahuudi ah iyo kaniisadaha yurub.
    04.02.2016 - 0 Comments
    Berigii hore Yurubka wadaaddadooda loo yaqaan Boob-ka ayaa dadka ka iibin jiray dhul ku yaal…
  • Qiso dhab ah: Waxey dhimatay ayadoo dhoola cadeyneysa.
    31.10.2015 - 0 Comments
    waa qiso ku socoto gabdhaha dhamaantood. waa qiso dhab ah mudana ina ku cibro qadano wa gabar adoo kale ah…
  • DARDAARAN WIIL IYO AABIHIISA:-
    26.04.2014 - 1 Comments
    Aabaha wuxuu Wiilkiisa ku yiri:- 1- Wiilkeygiyoow wax kasta oo Macaan ayaan Dhadhamiyey, mana Arag wax…

SUBSCRIBE YOUTUBE CHANNELKEYGA