SUPPORT WEBSITE

Friday, August 2, 2013

Qiso cajiib ah: Waxuu yiri: Allah swt hadii uu jiro Hal saac kadib nafta ha iga qaado.

Qiso cajiib ah: Waxuu yiri: Allah swt hadii uu jiro Hal saac kadib nafta ha iga qaado.

Wuxuu ahaa wiil dhalinyaro ah oo wax ka barta dalka urdun, kuna soo koray diin la,aan,iyo in uusan ILAAHAY aqoonsaneyn, maalin maalmaha ka mid ah ayuu ardeydii isugu yeeray isagoo doonayey inuu wadada xaqa ah ee islaamka la weeciyo, waxa uuna yiri:Hadii ILAAHAYGA aad aamisantihiin, uu yahay mid jira, hal saac kadib nafta ha iga qaado.waxa uuna fiiriyay saacadiisa isagoo daqiiqadihii tusinaya ardeyda.wixi waqtiga uusocdaba waxaa lagaaray saacadii, walina
ma uusan dhiman, waxa uuna markale yiri: waad ujeediin sow ma ahan in ILAAHAY swt uusan jirin, hadii uu jiri lahaa, maxuu ii dili waayey?Ardeydii ayaa meeshii ku kala tagay, ayadoo qaarkood la yaaban yihiin caqlixumada, ninkaan. Halka qaarkalena ay leeyihiin ILAAHAY ayaa sii deynaya si cuquubadu ugusii badato.

Ardeygii ayaa isaguna gurigiisa aaday, waxa uuna guriga ugu tegay hooyadiis oo cunta u diyaarisay iyo aabihiis oo sugaya waxa durbadiiba lagu yiri gacmaha iska soo dhaq, cuntada adiga yaan kula sugeynaye.Suuliga ayuu aaday si uu isaga soo meyro gacmaha, waxaa durbadiiba laga war helay wiilkii oo istaaga ka dhacay suuliga dhexdiisa, isla markaana naftu ka baxday si deg deg ah.baaritaan dheer oo lagu sameeyey sababta dhimashadiisa keentay ayuu dhaqtarkii ogaaday in ay dhegta biyo ka galeen xiligii uu waji dhaqanayey.
waxaana cad oo culimada caalamku ogaadeen in dameerka hadii dhegtiisa biyo galaan uu dhinto.Taasoo lamacno ah, in ILAAHAY la mid yeelay dameer dhegta biyo ka galeen.Arintaan ayaana noqotay mid aad loola yaabay, oo wax badan laga qoray wadamada islaamka gaar ahaan urdun.

SUBHANALLAH.. ILAAHAYOW KHAATUMADEENA HAGAAJI. AAMIN YA RABB.

HOOS GALI EMAILKAGA LA SOCO QISOOYINKA CUSUB AAN SOO GALIYO:

WALAAL SAXIBADAA LA WADAAG QISADAAN HAKA FAAIDEYSTAANE.

No comments:

Post a Comment

QISOOYINKAN KALENA AQRISO:
  • Qiso Cajiib ah: MUSLIM MA AHI LAKINSE WAAN DUKADAA SALAADA. MUST READ!!!
    28.07.2013 - 0 Comments
    Qiso Aad Iyo Aad U Cajiib Ah Cibro Qaadashana Mudan “Muslim Maahi Lakin Waan Dukadaa Salaada”. MUSLIM MA…
  • QISO CAJIIB AH: SADAQADA KU DAAWEEYA CUDUR KASTA XITAA CANCER.
    10.05.2016 - 0 Comments
    Nin Masri ahoo ku noola magalada qaahira ayaa xanuunsaday waxa uuna utagay shay baadh dhakhtar oo masri ah…
  • Sheeko xiiso badan oo dhexmartay nin Yahuudi ah iyo kaniisadaha yurub.
    04.02.2016 - 0 Comments
    Berigii hore Yurubka wadaaddadooda loo yaqaan Boob-ka ayaa dadka ka iibin jiray dhul ku yaal…
  • Sh Mohamed Idiris: Waa maxay Xukunka Sujuudidii Madaxweynaha?
    28.01.2016 - 0 Comments
    Sh Mohamed Idiris ayaa bartiisa Facebooka kaga Hadlay arintii oo baryahaanba facebooka la isla dhexmarayey…
  • QISADII SACIID BIN AL-MUSAYIB. Saciid waxa uu ahaa mid kamida culimadii diinta ugu caansanayd xilligii banii Umayah dowladda Islaamka u talinayeen:
    02.01.2016 - 0 Comments
    QISADII SACIID BIN AL-MUSAYIBSaciid waxa uu ahaa mid kamida culimadii diinta ugu caansanayd xilligii banii…
  • Qiso: ABAALKAAD GASHO WUU KUU SOO LAABANAYAA .
    20.07.2013 - 0 Comments
    Maalin maalmaha kamid ah ayaa nin wuxuu arkay haweney waayeel ah oo dhinac taagan gaari Marsheedis ah…
  • Qiso yaroo faaido badan:
    25.01.2016 - 0 Comments
    Laba Nin ayaa waxey Ceersanaayeen Wiil yar, haddaba Wiilkii siduu uu Ordaayey wuxuu arkey meel lagu Dhuuman…
  • Qiso: Khaatumada Wanaagsan: Walaalkeey 15 sano muusan tukan.
    11.11.2016 - 0 Comments
    Waxuu yiri: Afar wiil oo Dhalinyaro ah ayaan ka soo qaaday Magaalada Riyaad ee Dalka Sacuudiga, waxayna…
  • 15 CIQAABOOD OO SUGAYO QOFKA SALAADA KA TAGO.
    02.12.2015 - 0 Comments
    www.daarusalaam.com ka aqriso qisooyin iyo sheekooyin diini ah. Nabi MUXAMED (SCW) waxa uu yiri: Qofka ka…
  • QISO: ALLAH KA CABSI: IS XISAABI INTA ALLAH SWT KU XISAABIN.
    14.11.2016 - 0 Comments
    Nin dhalinyaro ah ayaa waxa uu yimi aaska saaxiibkii, kadibna isagii oo kor taagan qabrigii saaxiibkii ayaa…
  • TOBAN XIKMADOOD OO JACAYLKA KU SAABSAN.
    03.05.2016 - 0 Comments
    1. Jaceylku waa waxa ugu quruxda badan ee la heysto, waxa ugu adag ee la kasbado iyo waxa ugu xanuunka…
  • TOLA,AYEEY!!!WAR WIILASHA KALA CELIYA, YAA SOOMALI AH,YAA MUSLIM AH.
    14.10.2016 - 0 Comments
    Waxyaalaha aan la dafiri karin waxaa ka mid ah inaan dadku jeclayn runta maxaa yeelay runtu waa…
  • Qiso xiiso badan oo aad u faaido badan: Ninki danyarta ahaa iyo shimbirtii caqliga badneed.
    26.01.2016 - 0 Comments
    Nin iska danyar ahaa xoogsatana ahaa oo muruq maal ah, oo  ku nolaa meel magaalo ah oo keyn badan ku…
  • QISO CAJIIB AH OO IIMAANKA KUU SIYAADINAYSO INSHA ALLAH.
    02.12.2015 - 0 Comments
    booqo http://www.daarusalaam.com/ kaaqriso qisooyin diini ah. Dadka alle waxaa kamid ah kuwa heerkaan…
  • SHEIKH MOHAMED IDIRIS ILA TALI: NINKEYGA XAASKIISA KALE AYUU HORTEYDA KULA HADLAA OO KULA QOSLAA.
    22.10.2016 - 0 Comments
    Waxaan ahay gabar Soomaaliyeed, waxaan leeyahay guri iyo caruur, si caadiya oo Soomaalidu u badan tahay ayaan…

SUBSCRIBE YOUTUBE CHANNELKEYGA