SAWIRKA KOOWAAD: QURUXDA XEEBTA LIIDO BEACH
SAWIRKA LABAAD: QURUXDA XEEBTA LIIDO BEACH
SAWIRKA SADEXAAD: QURUXDA XEEBTA LIIDO BEACH
SAWIRKA AFARAAD: QURUXDA XEEBTA LIIDO BEACH
SAWIRKA SHANAAD: QURUXDA XEEBTA LIIDO BEACH
SAWIRKA LIXAAD: QURUXDA XEEBTA LIIDO BEACH
SAWIRKA TODOBAAD: QURUXDA XEEBTA LIIDO BEACH
SAWIRKA SIDEEDAAD: QURUXDA XEEBTA LIIDO.
SAWIRKA SAGAALAAD: QURUXDA XEEBTA LIIDO BEACH
SAWIRKA TOBONAAD: QURUXDA XEEBTA LIIDO BEACH
SAWIRKA KOW IYO TOBONAAD: QURUXDA XEEBTA LIIDO BEACH
Walaal waligaa haka baqin in aad booqato xeebtan quruxda badan ee ALLAH nagu maneystay, soomali oo idil bey ka dhaxeysaa, qaswadayaasha dhiiga muslimiinta xalaalaystay waxay rabaan in ay quruxdaan foolxumo u badalaan, waana sababta ay u qarxinayaan xeebta Liido, ha u ogolaanin in ay riyadooda u romowdo, booqo xeebta liido. ILAAHAYOW u siyaadi Quruxdaan, cadowgana ka qabo. ILAAHAYOW nabad waarta wadankoo idil. waa Ibrahim Hashi Ahmed oo idin rajaynaya qeyr badan :)
No comments:
Post a Comment